Kulanka Laga Ciyaari Doono Maanta Horyaalka Somalia Premier League?

Kulanka Laga Ciyaari Doono Maanta Horyaalka Somalia Premier League?
Kulanka Laga Ciyaari Doono Maanta Horyaalka Somalia Premier League?

Kulan Ka Mida Horyaalka Somalia Premier League Ayaa Laga Ciyaari Doonaa Garoonka Kubada Cagta Eng Yariisow Stadium Ee Magaalada Muqdisho.

Kooxaha Elman Iyo Raadsan Ayaa Markay Goor Sheegtu Soo Gaadho 03:30 Casarnimo Kuwada Ciyaari Doona Garoonka Eng Yariisow Stadium Ee Magaalada Muqdisho.

26-Jamadul Awel-1441 Salaasa By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.