Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka Rift Valley Cup?

Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka Rift Valley Cup?
Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka Rift Valley Cup?

Iyagoo Laba Kulan Ka Hadhsanaayeen Wareegii Labaad Tartanka Rift Valley Cup Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.

Ayaa Waxaa Galaba La Ciyaari Doonaa Kulanka Dhex Mari Doona Kooxaha Guryosamo Iyo New Style Kuwaasi Oo Ka Wada Tirsan Group C.

29-Muxaram-1442 Khamiis By Tayo Qaran AL-AhmaDi.