Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka La Farax Walaalkaa?

Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka La Farax Walaalkaa?
Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka La Farax Walaalkaa?

Iyadoo uu Shalay Si Rasmi ah u Furmay Tartanka La Farax Walaalkaa Kooxaha Heerka Koowaad Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa Ayaa Hal Kulan La Ciyaari Doonaa Galabta Hadii Alle Idhaahdo.


Kooxaha Aadan 19 Iyo Horyaal Ayaa Wada Ciyaari Doona Markay Goor Sheegtu Soo Gaadho 04:30 Galabnimo Waxaana Labadan Kooxood Isku Group A Yihiin Kooxaha Carwo Sadaam Iyo True Cable Oo Shalay Barbaro 1-1 ah Wada Galay.


Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa Waxaa Ka Qayb Galaya 20-Kooxood Oo 18-Kooxood Magaalada Hargeysa Ka Dhisan Yihiin Halka Labada Kooxood Ee Kalena Ka Kala Socdaan Magaalooyinka Boorama Iyo Gabilay.


30-Jamadul Awel-1441 Sabti By Tayo Qaran AL-AhmåDi.