Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka La Farax Walaalkaa?

Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka La Farax Walaalkaa?
Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka La Farax Walaalkaa?

Iyadoo uu Socdo Wareegii Labaad Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa Ayaa Galabta La Ciyaari Doonaa Hal Kulan Hadii Alle Idhaahdo.


Kooxaha Batalaale Iyo Jirde Village Ayaa Wada Ciyaari Doona Markay Goor Sheegtu Soo Gaadho 04:30 Galabnimo Ayey Wada Ciyaari Doonaan Labadan Kooxood.


Labadan Kooxood Ee Batalaale Iyo Jirde Village Ayaa La Group ah Kooxaha Hargeysa Sports Iyo Afgal Kuwaasi Oo Kuwada Jira Group C.


13-Jamadul Thaani-1441 Jimce By Tayo Qaran AL-AhmåDi.