Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka La Farax Walaalkaa?

Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka La Farax Walaalkaa?
Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka La Farax Walaalkaa?

Iyadoo uu Socdo Wareegii Labaad Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa Ayaa Galabta La Ciyaari Doonaa Hal Kulan Hadii Alle Idhaahdo.


Kooxaha Kaahin Fuel Iyo Mash Tech Ayaa Wada Ciyaari Doona Markay Goor Sheegtu Soo Gaadho 04:30 Galabnimo Ayey Wada Ciyaari Doonaan Labadan Kooxood.


Labadan Kooxood Ee Kaahin Fuel Iyo Mash Tech Ayaa La Group ah Kooxaha Shacabka Iyo Kericho Gold Kuwaasi Oo Kuwada Jira Group B.


12-Jamadul Thaani-1441 Khamiis By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.