Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka La Farax Walaalkaa?

Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka La Farax Walaalkaa?
Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka La Farax Walaalkaa?

Iyadoo Galabta La Gudo Gali Doono Maalintii Tobnaad Una Danbaysay Wareega Koowaad Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa Ayaa La Ciyaari Doonaa Hal Kulan.


Kooxaha Tamaam Taxi Iyo Aragsan Jet Ayaa Wada Ciyaari Doona Markay Goor Sheegtu Soo Gaadho 04:30 Galabnimo Ayey Wada Ciyaari Doonaan Labadan Kooxood.


Labadan Kooxood Ee Tamaam Taxi Iyo Aragsan Jet Ayaa Kawada Tirsan Group E Waxaanay La Group Yihiin Kooxaha Rift Valley Iyo Sagal Jet Gabilay Oo Shalay Galab Wada Ciyaaray.


Fiiro Gaara:- Kooxda Kirix Rest Ayaa Laga Bilaabo Kulanka Galabta Iyo Dhamaan Koobabka Soo Socdaba Ku Ciyaari Doonta Magaca Tamaam Taxi Iyadoo Si Rasmi ah Shirkada Tamaam Taxi ula Wareegtay Kooxdii Kirix Rest La Odhan Jiray Oo Hada La Odhan Doono Tamaam Taxi Insha Allah.


08-Jamadul Thaani-1441 Axad By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.