Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka La Farax Walaalkaa?

Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka La Farax Walaalkaa?
Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka La Farax Walaalkaa?

Iyadoo Galabta La Gudo Gali Doono Maalintii Lixaad Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa Ayaa La Ciyaari Doonaa Hal Kulan.

Kooxaha Afgal Iyo Jirde Village Ayaa Wada Ciyaari Doona Markay Goor Sheegtu Soo Gaadho 04:30 Galabnimo Ayey Wada Ciyaari Doonaan Labadan Kooxood Iyagoo Group C Kula Jira Kooxaha Hargeysa Sports Iyo Batalaale Oo Shalay Barbaro 0-0 ah Wada Galay.

04-Jamadul Thaani-1441 Arbaca By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.