Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka La Farax Walaalkaa?

Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka La Farax Walaalkaa?
War Deg Deg ah Oo Ka Soo Kordhay Tartankii La Farax Walaalkaa?

Iyadoo Galabta La Gudo Gali Doono Maalintii Shanaad Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa Ayaa La Ciyaari Doonaa Hal Kulan.


Kooxaha Hargeisa Sports Iyo Batalaale Ayaa Wada Ciyaari Doona Markay Goor Sheegtu Soo Gaadho 04:30 Galabnimo Ayey Wada Ciyaari Doonaan Labadan Kooxood Waxaana Kulankan Galabta Bar Bilow u Noqon Doonaa Group C.


War Galin:- Wararka Ciyaaraha Tan Soomaalida Waxaad Mar Kasta Kala Socon Doontaa Website Malcab.com Hadii Alle Idhaahdo.


03-Jamadul Thaani-1441 Salaasa By Tayo Qaran AL-AhmåDi.