Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka La Farax Walaalkaa?

Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka La Farax Walaalkaa?
War Deg Deg ah Oo Ka Soo Kordhay Tartankii La Farax Walaalkaa?

Iyadoo Galabta La Gudo Gali Doono Maalintii Sadexaad Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa Ayaa La Ciyaari Doonaa Hal Kulan.


Kooxaha Kericho Gold Iyo Hollac Ayaa Wada Ciyaari Doona Markay Goor Sheegtu Soo Gaadho 04:30 Galabnimo Ayey Wada Ciyaari Doonaan Labadan Kooxood Bar Bilow u Ah Group B.


War Galin:- Wararka Ciyaaraha Tan Soomaalida Waxaad Mar Kasta Kala Socon Doontaa Website Malcab.com Hadii Alle Idhaahdo.


01-Jamadul Thaani-1441 Axad By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.