Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka La Farax Walaalkaa?

Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka La Farax Walaalkaa?
Laba Kulan Oo Laga Ciyaari Doono Tartanka La Farax Walaalkaa Galabta?

Iyadoo Shalay Uu Bilowday Wareegii Sadexaad Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa Ayaa Galabta La Ciyaari Doonaa Hal Kulan Hadii Alle Idhaahdo.


Kooxaha Aadan 19 Iyo True Cable Ayaa Wada Ciyaari Doona Markay Goor Sheegtu Soo Gaadho 04:30 Galabnimo Ayey Wada Ciyaari Doonaan Labadan Kooxood.

Labadan Kooxood Ee Aadan 19 Iyo True Cable Ayaa La Group ah Kooxaha Carwo Sadaam Iyo Horyaal Kuwaasi Oo Kuwada Jira Group A.

Fiiro Gaara:- Waxaa Kulankan Dhexdiisa Lagu Bixin Doonaa Xidigii Ugu Fiicnaa Wareegii Labaad Tartanka La Farax Walaalkaa Hadaba Waa Kuma Xidigaad Isleedahay Wuu Ku Guulaysan Doonaa Wareega Labaad?

22-Jamadul Thaani-1441 Axad By Tayo Qaran AL-AhmåDi.