Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka La Farax Walaalkaa?

Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka La Farax Walaalkaa?
Laba Kulan Oo Laga Ciyaari Doono Tartanka La Farax Walaalkaa Galabta?

Iyadoo uu Socdo Wareegii Labaad Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa Ayaa Galabta La Ciyaari Doonaa Hal Kulan Hadii Alle Idhaahdo.


Kooxaha Tamaam Taxi Iyo Rift Valley Ayaa Wada Ciyaari Doona Markay Goor Sheegtu Soo Gaadho 04:30 Galabnimo Ayey Wada Ciyaari Doonaan Labadan Kooxood.

Labadan Kooxood Ee Tamaam Taxi Iyo Rift Valley Ayaa La Group ah Kooxaha T Sagal Jet Gabilay Iyo Aragasan Jet Kuwaasi Oo Kuwada Jira Group E.

Fiiro Gaara:- Kulankan Galabta Hadii Alle Idhaahdo Marka Uu Soo Dhamaado Waxaa uu Soo Xidhi Doonaa Wareegii Labaad Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.

18-Jamadul Thaani-1441 Arbaca By Tayo Qaran AL-AhmåDi.