Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka La Farax Walaalkaa?

Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka La Farax Walaalkaa?
Laba Kulan Oo Laga Ciyaari Doono Tartanka La Farax Walaalkaa Galabta?

Iyadoo uu Socdo Wareegii Labaad Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa Ayaa Galabta La Ciyaari Doonaa Hal Kulan Hadii Alle Idhaahdo.


Kooxaha Sagal Jet Gabilay Iyo Aragasan Jet Ayaa Wada Ciyaari Doona Markay Goor Sheegtu Soo Gaadho 04:30 Galabnimo Ayey Wada Ciyaari Doonaan Labadan Kooxood.

Labadan Kooxood Ee Sagal Jet Gabilay Iyo Aragasan Jet Ayaa La Group ah Kooxaha Tamaam Taxi Iyo Rift Valley Kuwaasi Oo Kuwada Jira Group E.

17-Jamadul Thaani-1441 Salaasa By Tayo Qaran AL-AhmåDi.