Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka La Farax Walaalkaa?

Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka La Farax Walaalkaa?
Laba Kulan Oo Laga Ciyaari Doono Tartanka La Farax Walaalkaa Galabta?

Iyadoo uu Socdo Wareegii Labaad Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa Ayaa Galabta La Ciyaari Doonaa Hal Kulan Hadii Alle Idhaahdo.


Kooxaha Hooyo Store Iyo Intifaac Ayaa Wada Ciyaari Doona Markay Goor Sheegtu Soo Gaadho 04:30 Galabnimo Ayey Wada Ciyaari Doonaan Labadan Kooxood.

Kooxaha Hooyo Store Iyo Intifaac

Labadan Kooxood Ee Hooyo Store Iyo Intifaac Ayaa La Group ah Kooxaha Baraka Chai Iyo SVO Kuwaasi Oo Kuwada Jira Group D.

15-Jamadul Thaani-1441 Axad By Tayo Qaran AL-AhmåDi.