Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka Hargeisa Sports Ee Heerka Sadexaad?

Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka Hargeisa Sports Ee Heerka Sadexaad?
Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka Hargeisa Sports Ee Heerka Sadexaad?

Tartanka Hargeisa Sports Ee Kooxaha Heerka Sadexaad Garoonka Laynka Bilayska Degmada 26-June Ee Magaalada Hargeysa Iyadoo Lagu Gudo Jiro Wareegii Labaad Ayaa La Ciyaari Doonaa Hal Kulan Sidii Caadada Ahaydba?

Kooxaha Friends Iyo Empire Oo Ka Mida Kooxaha Heerka Sadexaad Ayaa Galabta Ku Balansan Garoonka Laynka Bilayska Markay Goor Sheegtu Soo Gaadho 04:30 Galabnimo Iyadoo Labadan Kooxood Ee Friends Iyo Empire Ay Isku Group B Wada Yihiin.

Tartanka Sida Magaca Ka Muuqata Ee Hargeisa Sports Ayaa Qayb Ka ah Waana Meherad Ku Taala Magaalada Hargeysa Oo Qalabka Ciyaaraha Lagu Iibiyo Ee Hore u Gaadh Insha Allah Wixii Tafaasiil ah Kala Xidhiidh Taleefoonada Ka Muuqda Boodhka Dhexdiisa Mahadsanid.

26-Jamadul Thaani-1441 Khamiis By Tayo Qaran AL-AhmåDi.