Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka Hargeisa Sports Ee Heerka Sadexaad?

Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka Hargeisa Sports Ee Heerka Sadexaad?
Xidigii Ugu Fiicnaa Wareegii Koowaad Tartanka Hargeisa Sports Ee Heerka Sadexaad?

Tartanka Hargeisa Sports Ee Kooxaha Heerka Sadexaad Garoonka Laynka Bilayska Degmada 26-June Ee Magaalada Hargeysa Ayaa Waxaa Galabta La Ciyaari Doonaa Maalintii Sideedaad Hadii Alle Idhaahdo.

Kooxaha Ileys Iyo Hormuud Oo Ka Mida Kooxaha Heerka Sadexaad Ayaa Galabta Ku Balansan Garoonka Laynka Bilayska Markay Goor Sheegtu Soo Gaadho 04:30 Galabnimo Iyadoo Labadan Kooxood Ee Ileys Iyo Hormuud Ay Isku Group D Wada Yihiin.

Tartanka Sida Magaca Ka Muuqata Ee Hargeisa Sports Ayaa Qayb Ka ah Waana Meherad Ku Taala Magaalada Hargeysa Oo Qalabka Ciyaaraha Lagu Iibiyo Ee Hore u Gaadh Insha Allah Wixii Tafaasiil ah Kala Xidhiidh Taleefoonada Ka Muuqda Boodhka Dhexdiisa Mahadsanid.

Fiiro Gaara:- Kulankan Galabta Ee Kooxaha Ileys Iyo Hormuud Wuxuu Soo Xidhi Doonaa Wareegii Koowaad Tartanka Hargeysa Sports Hadii Alle Idhaahdo.

21-Jamadul Thaani-1441 Sabti By Tayo Qaran AL-AhmåDi.