Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka Hargeisa Sports Ee Heerka Sadexaad?

Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka Hargeisa Sports Ee Heerka Sadexaad?
Xidigii Ugu Fiicnaa Wareegii Koowaad Tartanka Hargeisa Sports Ee Heerka Sadexaad?

Tartanka Hargeisa Sports Ee Kooxaha Heerka Sadexaad Garoonka Laynka Bilayska Degmada 26-June Ee Magaalada Hargeysa Ayaa Waxaa Galabta La Ciyaari Doonaa Maalintii Sadexaad Hadii Alle Idhaahdo.

Kooxaha Fc Friends Iyo Fc Valencia Oo Ka Mida Kooxaha Heerka Sadexaad Ayaa Galabta Ku Balansan Garoonka Laynka Bilayska Markay Goor Sheegtu Soo Gaadho 04:30 Galabnimo Iyadoo Labadan Kooxood Ee Fc Friends Iyo Fc Valencia Ay Kawada Tirsan Yihiin Group B.

Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka Hargeisa Sports Ee Heerka Sadexaad?
Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka Hargeisa Sports Ee Heerka Sadexaad?

Tartanka Sida Magaca Ka Muuqata Ee Hargeisa Sports Ayaa Qayb Ka ah Waana Meherad Ku Taala Magaalada Hargeysa Oo Qalabka Ciyaaraha Lagu Iibiyo Ee Hore u Gaadh Insha Allah Wixii Tafaasiil ah Kala Xidhiidh Taleefoonada Ka Muuqda Boodhka Dhexdiisa Mahadsanid.

15-Jamadul Thaani-1441 Axad By Tayo Qaran AL-AhmåDi