Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka Garoonka Dhalinta Ee Magaalada Hargeysa.

Iyadoo uu Wareegii Labaad Socdo Tartanka Rift Valley Cup Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.

Ayaa Waxaa Galabta Wada Ciyaari Doona Kooxaha Hollac Iyo SVO Hadii Alle Idhaahdo.

21-Muxaram-1442 Arbaca By Tayo Qaran AL-AhmaDi.