Kulanka Galabta Laga Ciyaari Doono Tartanka Rift Valley Cup?

Kulanka Galabta Laga Ciyaari Doono Tartanka Rift Valley Cup?
Kulanka Laga Ciyaari Doono Galabta Tartanka Rift Valley Cup?

Iyagoo Shalay uu Bilowday Wareegii Sadexaad Tartanka Rift Valley Cup Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.

Ayaa Waxaa Wada Ciyaari Doona Kooxaha Somtakaful Iyo True Cable Kuwaasi Oo Ka Wada Tirsan Group A.

28-Muxaram-1442 Arbaca By Tayo Qaran AL-AhmaDi.