Kulanka Galabta Laga Ciyaari Doono Tartanka La Farax Walaalkaa?

Kulanka Galabta Laga Ciyaari Doono Tartanka La Farax Walaalkaa?
Kulanka Galabta Laga Ciyaari Doono Tartanka La Farax Walaalkaa?

Iyadoo Shalay Fasax Lagu Guda Jiray Ayaa Galabta La Sii Anba Qaadi Doonaa Wareega Loogu Gudbaayo Sadexda Kooxood Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.

Kooxaha Hooyo Store Iyo Aragsan Jet Ayaa Wada Ciyaari Doona Markay Goor Sheegtu Soo Gaadho 04:30 Galabnimo Ayey Wada Ciyaari Doonaan Labadan Kooxood.

Labadan Kooxood Ee Hooyo Store Iyo Aragsan Jet Kooxdii Galabta Soo Badisaa Waxay Ku Biiri Doontaa Kooxda Carwo Sadaam Oo Sii Fadhida Wareega Sadexda Kooxood.

Waxaa Naga Xasuusin ah In Maalinta Beri Oo Khamiis ah uu Fasax Yahay Garoonku Isla Markaana Maalinta Jimcaha La Ciyaari Doono Hadii Alle Idhaahdo.

10-Rajab-1441 Arbaca By Tayo Qaran AL-AhmåDi.