Kulanka Galabta Laga Ciyaari Doono Tartanka Ha Dhibin Walaalkaa Ee Kooxaha Heerka Sadexaad?

Kulanka Galabta Laga Ciyaari Doono Tartanka Ha Dhibin Walaalkaa Ee Kooxaha Heerka Sadexaad?
Kulanka Galabta Laga Ciyaari Doono Tartanka Ha Dhibin Walaalkaa Ee Kooxaha Heerka Sadexaad?

Iyadoo Si Toos ah u Bilowday Tartanka Ha Dhibin Walaalkaa Garoonka Baxsane Stadium Ee Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa Ayaa Galabta La Ciyaari Doonaa Maalintii Labaad Ee Tartankaasi.

Kooxda Daimond Oo Guul Ku Bilaabatay Tartanka Ha Dhibin Walaalkaa Garoonka Baxsane?
Kooxda Daimond Oo Guul Ku Bilaabatay Tartanka Ha Dhibin Walaalkaa Garoonka Baxsane?

Kooxaha Wada Ciyaari Doona Galabta Ayaa Kala ah Heego Iyo True Cable Waxaana Labadan Kooxood Ay La Group A Yihiin Labadii Kooxood Ee Koobkan Lagu Daah Furay Waa Daimond Iyo Morny Milk.

28-Jamadul Thaani-1441 Sabti By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.