Kulanka Galabta Laga Ciyaari Doono Horyaalka Somali Premier League?

Kulanka Galabta Laga Ciyaari Doono Horyaalka Somali Premier League?
Kulanka Galabta Laga Ciyaaraayo Horyaalka Somali Premier League?

Kulan Ka Mida Horyaalka Somali Premier League Ayaa Laga Ciyaari Doonaa Garoonka Kubada Cagta Eng Yariisow Stadium Ee Magaalada Muqdisho.

Kooxaha Jazeera Sports Club Iyo Gaadiidka Ayaa Markay Goor Sheegtu Soo Gaadho 03:30 Casarnimo Kuwada Ciyaari Doona Garoonka Eng Yariisow Stadium Degmada Cabdicasiis Ee Magaalada Muqdisho.

Labadan Kooxood Ee Gaadiidka Iyo Jazeera Ayaa Ku Kala Jira Kaalmaha Sagaalaad Iyo Tobnaad Kooxda Gaadiidka Ayaa Hada Soo Gashay Kaalinta Sagaalaad Haysatana 4-Dhibcood, Halka Kooxda Jazeera Soo Gashay Kaalinta Tobnaad Haysatana 2-Dhibcood.

23-Jamadul Thaani-1441 Isniin By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.