Kulanka Galabta Laga Ciyaari Doono Horyaalka Somali Premier League?

Kulanka Galabta Laga Ciyaari Doono Horyaalka Somali Premier League?
Kulanka Galabta Laga Ciyaari Doono Horyaalka Somali Premier League?

Kulan Ka Mida Horyaalka Somali Premier League Ayaa Laga Ciyaari Doonaa Garoonka Kubada Cagta Eng Yariisow Stadium Ee Magaalada Muqdisho.

Kooxaha Elman SC iyo Heegan SC Ayaa Markay Goor Sheegtu Soo Gaadho 03:30 Casarnimo Kuwada Ciyaari Doona Garoonka Eng Yariisow Stadium Degmada Cabdicasiis Ee Magaalada Muqdisho.

Kooxda Elman Ayaa Isha Ku Haysa Inay Hogaanka Horyaalka Qabato Oo Hadii Ay Badiso Waxay Farqiga Goolasha Ku Qaban Doontaa Horyaalka SPL Waxaana Elman Leedahay 18-Dhibcood.

Kooxda Heegan Hadii Ay Kulanka Galabta Badiso Waxay Noqon Doontaa Koox Meesha Ka Saari Doonta Inaanay Kooxaha Ugu Tunka Weyn Horyaalka Aanay Ka Adkaan Waxaana Xasuusanaa Kulankii u Danbeeyey Oo 1-0 Kooxda Horseed Uga Soo Badisay.

Kaalinta Shanaad Ayey Heegan Fadhidaa Waxaanay Haysataa 14-Dhibcood Horyaalka Somali Premier League.

10-Rajab-1441 Arbaca By Tayo Qaran AL-AhmåDi.