Kulanka Galabta Laga Ciyaari Doono Horyaalka Somali Premier League?

Kulanka Galabta Laga Ciyaari Doono Horyaalka Somali Premier League?
Kulanka Galabta Laga Ciyaari Doono Horyaalka Somali Premier League?

Kulan Ka Mida Horyaalka Somali Premier League Ayaa Laga Ciyaari Doonaa Garoonka Kubada Cagta Eng Yariisow Stadium Ee Magaalada Muqdisho.

Kooxaha Raadsan iyo Gaadiidka Ayaa Markay Goor Sheegtu Soo Gaadho 03:30 Casarnimo Kuwada Ciyaari Doona Garoonka Eng Yariisow Stadium Degmada Cabdicasiis Ee Magaalada Muqdisho.

Labadan Kooxood Ayaa Kooxna Raadinaysaa Kaalmaha Hore Halka Kooxna Ka Cararayso Inay Dib Ugu Dhacdo Horyaalka Heerka Labaad Waana Sababta uu Xiiso Gaara u Leeyahay Kulanka Galabta Hadii Alle Idhaahdo.

Kulanka Galabta Laga Ciyaari Doono Horyaalka Somali Premier League?
Kulanka Galabta Laga Ciyaari Doono Horyaalka Somali Premier League?

Labadan Kooxood Iskuma Cusba Oo Hore Ayey u Wada Ciyaareen Waxaana Xusid Mudan In Kooxda Raadsan Ay 3-0 Uga Soo Badisay Kooxda Gaadiidka Kulan Ay Hore Isku Arkeen.

Kooxda Raadsan Waxay Ku Jirtaa Kaalinta Lixaad Waxaanay Leedahay 11-Dhicood, Halka Kooxda Gaadiidka Ay Ku Jirto Kaalinta Sagaalaad Lehna 5-Dhicood Waxaana Hadii Ay Galabta Badiyaan Iman Doonaan Kaalinta Sideedaad In Kastoo Farqiga Goolasha Looga Hayn Doono Kaalinta Todobaad Ee Horyaalka SPL.

09-Rajab-1441 Salaasa By Tayo Qaran AL-AhmåDi.