Kulanka Galabta Laga Ciyaari Doono Horyaalka Somali Premier League?

Kulanka Galabta Laga Ciyaari Doono Horyaalka Somali Premier League?
Kulanka Galabta Laga Ciyaari Doono Horyaalka Somali Premier League?

Kulan Ka Mida Horyaalka Somali Premier League Ayaa Laga Ciyaari Doonaa Garoonka Kubada Cagta Eng Yariisow Stadium Ee Magaalada Muqdisho.

Kooxaha Elman SC iyo Midnimo Ayaa Markay Goor Sheegtu Soo Gaadho 03:30 Casarnimo Kuwada Ciyaari Doona Garoonka Eng Yariisow Stadium Degmada Cabdicasiis Ee Magaalada Muqdisho.

Kooxda Elman Ayaa Maanka Ku Haysa Inay Ku Soo Laabato Hogaanka Horyaala SPL Ka Dib Markii Kooxda Dekedda Ay La Wareegtay Hogaan Hayshada Horyaalkan.

Kulankii Ay Hore u Ciyaareen Kooxda Midnimo Waxaa 1-0 Uga Soo Badiyey Kooxda Horseed Ee Lagu Naanayso Cawo Iyo Maalin.

Kooxda Elman Laftirkeedu Waxay Guul daro 1-0 ah iyana Kala Kulmeen Lugtii Hore Kooxda Hada Haysa Hogaanka Horyaalka Ee Dekadaha Oo Shalay 1-0 Uga Soo Badiyey Kooxda Raadsan.

26-Jamadul Thaani-1441 Khamiis By Tayo Qaran AL-AhmåDi.