Kulanka Galabta Laga Ciyaari Doono Horyaalka Somali Premier League?

Kulanka Galabta Laga Ciyaari Doono Horyaalka Somali Premier League?
Kulanka Galabta Laga Ciyaari Doono Horyaalka Somali Premier League?

Kulan Ka Mida Horyaalka Somali Premier League Ayaa Laga Ciyaari Doonaa Garoonka Kubada Cagta Eng Yariisow Stadium Ee Magaalada Muqdisho.

Kooxaha Dekedda FC iyo Raadsan Ayaa Markay Goor Sheegtu Soo Gaadho 03:30 Casarnimo Kuwada Ciyaari Doona Garoonka Eng Yariisow Stadium Degmada Cabdicasiis Ee Magaalada Muqdisho.

Labadan Kooxood Ee Dekedda FC iyo Raadsan Ayaa Ku Kala Jira Kaalmaha Labaad Iyo Lixaad Kooxda Dekadaha Ayaa Hada Soo Gashay Kaalinta Labaad Haysatana 17-Dhibcood Xili Farqiga Goolasha ay Kooxda Elman Uga Hayso Hogaanka, Halka Kooxda Raadsan Soo Gashay Kaalinta Lixaad Haysatana 11-Dhibcood.

25-Jamadul Thaani-1441 Arbaca By Tayo Qaran AL-AhmåDi.