Kulanka Galabta Laga Ciyaaraayo Horyaalka Somali Premier League?

Kulanka Galabta Laga Ciyaaraayo Horyaalka Somali Premier League?
Kulanka Laga Ciyaari Doono Maanta Horyaalka Somalia Premier League?

Kulan Ka Mida Horyaalka Somalia Premier League Ayaa Laga Ciyaari Doonaa Garoonka Kubada Cagta Eng Yariisow Stadium Ee Magaalada Muqdisho.

Kooxaha Elman Sports Club Iyo Gaadiidka Football Club Ayaa Markay Goor Sheegtu Soo Gaadho 03:30 Casarnimo Kuwada Ciyaari Doona Garoonka Eng Yariisow Stadium Ee Magaalada Muqdisho.

02-Jamadul Thaani-1441 Isniin By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.