Kulanka Galabta Laga Ciyaaraayo Horyaalka Somali Premier League?

Kulanka Galabta Laga Ciyaaraayo Horyaalka Somali Premier League?
Kulanka Galabta Laga Ciyaaraayo Horyaalka Somali Premier League?

Kulan Ka Mida Horyaalka Somali Premier League Ayaa Laga Ciyaari Doonaa Garoonka Kubada Cagta Eng Yariisow Stadium Ee Magaalada Muqdisho.

Kooxaha Elman Sports Club Iyo Dekadaha Football Club Ayaa Markay Goor Sheegtu Soo Gaadho 03:30 Casarnimo Kuwada Ciyaari Doona Garoonka Eng Yariisow Stadium Degmada Cabdicasiis Ee Magaalada Muqdisho.

Image may contain: 1 person, standing and outdoor

Labadan Kooxood Ee Elman Sports Club Iyo Dekadaha Football Club Ayaa Ku Tartami Doona Hogaanka Horyaalka SPL Waxaana Xusidn Mudan In Kooxda Elman Hadii Ay Badiso Iyo Hadii Ay Barbaro Gashaba Iyadaa Sii Dheeraysan Doonta Hogaan Haysashada Horyaalka Iyadoo Labadaasi Dhinac Mid Uun Ku Baxdo Waxay Sidaasi Ku Sii Tagi Doontaa 20-Dhibcood.

Image may contain: one or more people, people playing sports, shoes and outdoor

Kooxda MCC Ayaa Ah Kooxda ku Soo Xigta Dhibcaha Ay Haysato Kooxda Elman Iyadoo MCC Ay Leedahay 14-Dhibcood Iskuna Dhibco Yihiin Kooxda Dekadaha Waxaana Kooxda Dekadaha Noqonaysaa Mid Aan Fursad Haysan Inay Sii Qabato Hogaanka SPL.

Image may contain: one or more people, people playing sports and outdoor

Kooxda Lagu Naanayso Jaalayaasha Waxaa Ka Maqnaan Doona Sadex Ciyaartoy Kuwaasi Oo Kala ah Sayga Ruushka, Cumar Kaarta Iyo Jamaal Kuwaasi u Maqan Kaadhadh Huruud ah Oo Kala Duwan.

Image may contain: 8 people, people standing and outdoor

Kooxda Dekada Ayaa Helaysa Kulanka Idiris Amiin Cali Kaasi Oo Dhaawac Uga Maqnaa Kulamadii Ugu Danbeeyey.

18-Jamadul Thaani-1441 Arbaca By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.