Kulanka Galabta Laga Ciyaaraayo Horyaalka Somali Premier League?

Kulanka Galabta Laga Ciyaaraayo Horyaalka Somali Premier League?
Kulanka Galabta Laga Ciyaaraayo Horyaalka Somali Premier League?

Kulan Ka Mida Horyaalka Somali Premier League Ayaa Laga Ciyaari Doonaa Garoonka Kubada Cagta Eng Yariisow Stadium Ee Magaalada Muqdisho.

Kooxaha Heegan Iyo Gaadiidka Ayaa Markay Goor Sheegtu Soo Gaadho 03:30 Casarnimo Kuwada Ciyaari Doona Garoonka Eng Yariisow Stadium Ee Magaalada Muqdisho.

Labadan Kooxood Ee Heegan Iyo Gaadiidka Ayaa Kulankoodan Galabtu Noqon Doonaa Mid Ay Si Xoogan Iskugu Diyaariyeen Labadooduba Xili Kooxda Heegan Kulankii Hore Guul 2-0 ah Ka Gaadhay Kooxda Raadsan, Halka Kooxda Gaadiidkana Ay Guul Daro 0-2 ah Kala Kulantay Kooxda Midnimo.

Kooxda Gaadiidka Ee Lagu Naanayso Otobaarka Ayaa ah Mid Xili Ciyaareedkan Aad Ugu Xun Yahay Waxaana Ka Marag ah in Xaga Hoose Ay kaga Jirto Horyaalka Somali Premier League Iyadoo Aad Loo Dareemay Habacsanaanta Ka Jirta Kooxda Gaadiidka.

Kooxda Heegan Waxaa Kulankan Ka Maqnaan Doona Difaaceeda Saadam Cabdulaahi Oo Seegi Doona Kulankan Xili uu Dhaawac Uu Ku Maqan Yahay Sadaam.

17-Jamadul Thaani-1441 Salaasa By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.