Kulanka Galabta Laga Ciyaaraayo Horyaalka Somali Premier League?

Kulanka Galabta Laga Ciyaaraayo Horyaalka Somali Premier League?
Kulanka Galabta Laga Ciyaaraayo Horyaalka Somali Premier League?

Kulan Ka Mida Horyaalka Somalia Premier League Ayaa Laga Ciyaari Doonaa Garoonka Kubada Cagta Eng Yariisow Stadium Ee Magaalada Muqdisho.

Kooxaha Horseed Sports Club Iyo Elman Sports Club Ayaa Markay Goor Sheegtu Soo Gaadho 03:30 Casarnimo Kuwada Ciyaari Doona Garoonka Eng Yariisow Stadium Ee Magaalada Muqdisho.

Mar Hadii Labadan Kooxood Ee Horseed Sports Club Iyo Elman Sports Club Ay Isku Dhibco Dhow Yihiin Waa Kulan Xiiso Badan Oo Aad Loo Sugaayey Maalmahanba.

12-Jamadul Thaani-1441 Khamiis By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.