Kulanka Galabta Laga Ciyaaraayo Horyaalka Somali Premier League?

Kulanka Galabta Laga Ciyaaraayo Horyaalka Somali Premier League?
Kulanka Galabta Laga Ciyaaraayo Horyaalka Somali Premier League?

Kulan Ka Mida Horyaalka Somalia Premier League Ayaa Laga Ciyaari Doonaa Garoonka Kubada Cagta Eng Yariisow Stadium Ee Magaalada Muqdisho.

Kooxaha Horseed Sports Club Iyo Dekedaha Football Club Ayaa Markay Goor Sheegtu Soo Gaadho 03:30 Casarnimo Kuwada Ciyaari Doona Garoonka Eng Yariisow Stadium Ee Magaalada Muqdisho.

Marka Laga Hadlaayo Dhanka Dhibcaha Ee Horyaalka Somali Premier League Kooxda Dekadaha Waxay Ku Hogaaminaysaa Horyaalka 13-Dhibcood Halka Kooxda Horseed Leedahay 11-Dhibcood.

Hadii Kooxda Horseed Badiso Waxay Hogaanka Ku Qaban Doontaa 1-Dhibic Hadiise Kooxda Dekadaha Badisana Waxay Ka Dhigan Tahay Inay Hogaanka Sii Dheeraysato Heli Doontana 16-Dhibcood.

04-Jamadul Thaani-1441 Arbaca By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.