Kulanka Galabta Laga Ciyaaraayo Horyaalka Somali Premier League?

Kulanka Galabta Laga Ciyaaraayo Horyaalka Somali Premier League?
Kulanka Galabta Laga Ciyaaraayo Horyaalka Somali Premier League?

Kulan Ka Mida Horyaalka Somalia Premier League Ayaa Laga Ciyaari Doonaa Garoonka Kubada Cagta Eng Yariisow Stadium Ee Magaalada Muqdisho.

Kooxaha Raadsan Sports Club Iyo Midnimo Football Club Ayaa Markay Goor Sheegtu Soo Gaadho 03:30 Casarnimo Kuwada Ciyaari Doona Garoonka Eng Yariisow Stadium Ee Magaalada Muqdisho.

Kulamadii Ay Hore u Soo Ciyaareen Labadan Kooxood Hadaynu Jaleecno Kooxda Raadsan Waxaa Kulankii Hore Looga Soo Badiyey 3-2 Oo Kooxda Elman Ayaa Uga Soo Badisay, Kooxda Midnimo Waxaa Guul Daro 4-0 ah Biday Kooxda Mogdisho City Club Waxaana Ay Galabta Labadan Kooxood Ciyaari Doonaan Kulankoodii Shanaad.

03-Jamadul Thaani-1441 Salaasa By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.