Kulanka Galabta Iyo Kooxaha Ciyaari Doona Tartanka Sonyo Cup?

Kulanka Galabta Iyo Kooxaha Ciyaari Doona Tartanka Sonyo Cup?
Kulanka Galabta Iyo Kooxaha Ciyaari Doona Tartanka Sonyo Cup?

Iyadoo uu Socdo Wareegii Labaad Tartanka Sonyo Cup Garoonka Hargeysa Stadium Ee Degmada Axmed Dhagax Magaalada Hargeysa Ayaa Galabta La Ciyaari Doonaa Hal Kulan Hadii Alle Idhaahdo.

Kooxaha Wasaarada Caafimaadka Hargeysa Iyo Wasaarada Biyaha Hargeysa Ayaa Wada Ciyaari Doona Markay Saacadu Soo Gaadho 03:45 Casarnimo Hadii Alle Idhaahdo.

Kooxda Wasaarada Caafimaadka Hargeysa Waxay Lugtii Koowaad 4-3 Uga Soo Badisay Kooxda Xidigaha Cirka Hargeysa.

Kooxda Wasaarada Biyaha Hargeysa Lugtii Koowaad Loogu Awood Sheegtay 0-3 Waxaana Ka Badisay Kooxda Dp World Berbera Waxaanay Dhamaantood Ka Wada Tirsan Yihiin Group B.

17-Rajab-1441 Arbaca By Tayo Qaran AL-AhmåDi.