Home SONYO CUP

Kulanka Galabta Iyo Kooxaha Ciyaari Doona Tartanka Sonyo Cup?

Kulanka Galabta Iyo Kooxaha Ciyaari Doona Tartanka Sonyo Cup?
Kulanka Galabta Iyo Kooxaha Ciyaari Doona Tartanka Sonyo Cup?

Iyadoo uu Bilowday Wareegii Labaad Tartanka Sonyo Cup Garoonka Hargeysa Stadium Ee Degmada Axmed Dhagax Magaalada Hargeysa Ayaa Galabta La Ciyaari Doonaa Hal Kulan Hadii Alle Idhaahdo.

Kooxaha Wasaarada Maaliyada Hargeysa Iyo Xidigaha Boorama Ayaa Wada Ciyaari Doona Markay Saacadu Soo Gaadho 03:45 Casarnimo Hadii Alle Idhaahdo.

Kooxda Wasaarada Maaliyada Hargeysa Waxay Lugtii Koowaad 2-1 Uga Soo Badisay Kooxda Dowlada Hoose Hargeysa, Halka Kooxda Xidigaha Boorama Ay Barbaro 2-2 ah Wada Galeen Kooxda Ciidanka Asluubta Hargeysa Waxaanay Dhamaantood Ka Wada Tirsan Yihiin Group A.

Shacabka Daawanaya Ciyaaraha Ka Socda Hargeysa Stadium.

16-Rajab-1441 Salaasa By Tayo Qaran AL-AhmåDi.