Kulanka Galabta Iyo Kooxaha Ciyaari Doona Tartanka Sonyo Cup?

Kulanka Galabta Iyo Kooxaha Ciyaari Doona Tartanka Sonyo Cup?
Kulanka Galabta Iyo Kooxaha Ciyaari Doona Tartanka Sonyo Cup?

Iyadoo uu Shalay Galab Soo Dhamaaday Wareegii Koowaad Tartanka Sonyo Cup Garoonka Hargeysa Stadium Ee Degmada Axmed Dhagax Magaalada Hargeysa Ayaa Galabta La Sii Anba Qaadi Doonaa Wareegii Labaad Hadii Alle Idhaahdo.

Kooxaha Dowlada Hoose Hargeysa Iyo Ciidanka Asluubta Ayaa Wada Ciyaari Doona Markay Saacadu Soo Gaadho 03:45 Casarnimo Hadii Alle Idhaahdo.

Khadiir Mustafe.

Kooxda Dowlada Hoose Hargeysa Lugtii Koowaad Waxaa 2-1 Uga Soo Badisay Kooxda Wasaarada Maaliyada Hargeysa Waana Kulankii Furitaanka Koobka Sonyo Cup.

Kooxda Wasaarada Maaliyada Oo Guul Ku Bilaabatay Tartanka Sonyo Cup?
Dabaal Dagii Kooxda Wasaarada Maaliyada Ee Hargeysa.

Kooxda Ciidanka Asluubta Ayaa Kulankii Koowaad Barbaro 2-2 ah La Gashay Kooxda Xidigaha Boorama.

Kulankii Kooxaha Ciidanka Asluubta Hargeysa Iyo Xidigaha Boorama.

Labadan Kooxood Ee Dowlada Hoose Hargeysa Iyo Ciidanka Asluubta Ayaa La Group A Kooxaha Kooxaha Wasaarada Maaliyada Hargeysa Iyo Kooxda Xidigaha Boorama.

15-Rajab-1441 Isniin By Tayo Qaran AL-AhmåDi.