Kulanka Galabta Iyo Kooxaha Ciyaari Doona Tartanka Sonyo Cup?

Kulanka Galabta Iyo Kooxaha Ciyaari Doona Tartanka Sonyo Cup?
Kulanka Galabta Iyo Kooxaha Ciyaari Doona Tartanka Sonyo Cup?

Iyadoo Si Toos ah u Socdo Koobka Sonyo Cup Garoonka Hargeisa Stadium Ee Degmada Axmed Dhagax Magaalada Hargeysa Isla Markaana Ay Tahay Maalintii Lixaad Ayaa Galabtana Waxaa Jira Hal Kulan Hadii Alle Idhaahdo.

Kooxaha Wasaarada Ganacsiga Hargeysa Iyo Ciidanka Qaranka Ee Gaashaan Ayaa Wada Ciyaari Doona Markay Saacadu Soo Gaadho 03:45 Casarnimo Hadii Alle Idhaahdo.

Shacabkii Ku Sugnaa Hargeysa Stadium.
Shacabkii Ku Sugnaa Hargeysa Stadium.

Labadan Kooxood Ee Galabta Wada Ciyaari Doona Ayaa La Group C ah Kooxaha Ciidanka Goodir Iyo Wasaarada Xanaanada Xoolaha Ee Waxool Oo Shalay Sabtidii Ay Kooxda Goodir Ku Badisay 2-1.

Kooxda Goodir Ayaa Guul Ku Bilaabatay Wareegii Koowaad Tartanka Sonyo Cup?
Kooxda Goodir Ayaa Guul Ku Bilaabatay Wareegii Koowaad Tartanka Sonyo Cup?

Waxaa Naga Xasuusin ah In Kulanka Galabta uu Soo Xidhi Doono Wareegii Koowaad Tartanka Sonyo Cup Garoonka Weyn Ee Hargeysa Stadium.

14-Rajab-1441 Axad By Tayo Qaran AL-AhmåDi.