Home SONYO CUP

Kulanka Galabta Iyo Kooxaha Ciyaari Doona Tartanka Sonyo Cup?

Kulanka Galabta Iyo Kooxaha Ciyaari Doona Tartanka Sonyo Cup?
Kulanka Galabta Iyo Kooxaha Ciyaari Doona Tartanka Sonyo Cup?

Iyadoo Si Toos ah u Socdo Koobka Sonyo Cup Garoonka Hargeisa Stadium Ee Degmada Axmed Dhagax Magaalada Hargeysa Isla Markaana Ay Tahay Maalintii Shanaad Ayaa Galabtana Waxaa Jira Hal Kulan Hadii Alle Idhaahdo.

Kooxaha Wasaarada Xanaanada Xoolaha Hargeysa Iyo Ciidanka Booliska Ee Goodir Ayaa Wada Ciyaari Doona Markay Saacadu Soo Gaadho 03:45 Casarnimo Hadii Alle Idhaahdo.

Labadan Kooxood Ee Galabta Wada Ciyaari Doona Ayaa La Group C ah Kooxaha Ciidanka Gaashaan Iyo Wasaarada Ganacsiga Oo Beri Axada Wada Ciyaari Doona Insha Allah.

13-Rajab-1441 Sabti By Tayo Qaran AL-AhmåDi.