Kulanka Galabta Iyo Kooxaha Ciyaari Doona Tartanka Sonyo Cup?

Kulanka Galabta Iyo Kooxaha Ciyaari Doona Tartanka Sonyo Cup?
Kulanka Galabta Iyo Kooxaha Ciyaari Doona Tartanka Sonyo Cup?

Iyadoo Si Toos ah u Socdo Koobka Sonyo Cup Garoonka Hargeisa Stadium Ee Degmada Axmed Dhagax Magaalada Hargeysa Isla Markaana Ay Tahay Maalintii Afaraad Ayaa Galabtana Waxaa Jira Hal Kulan Hadii Alle Idhaahdo.

Kooxaha Wasaarada Biyaha Hargeysa Iyo DP World Berbera Ayaa Wada Ciyaari Doona Markay Saacadu Soo Gaadho 03:45 Casarnimo Hadii Alle Idhaahdo.

Kaptan Guled Kayse Iyo Kaptan Khalid Ali.

Labadan Kooxood Ayaa Ku Wada Jiraan Group B Oo Ay Kula Jiraan Kooxaha Wasaarada Caafimaadka Hargeysa Iyo Xidiagaha Cirka Oo Shalay Ay Kooxda Wasaarada Caafimaadka Hargeysa 4-3 Uga Soo Badisay Kooxda Xidigaha Cirka Hargeysa.

12-Rajab-1441 Jimce By Tayo Qaran AL-AhmåDi.