Kulanka Galabta Iyo Kooxaha Ciyaari Doona Tartanka Sonyo Cup?

Kulanka Galabta Iyo Kooxaha Ciyaari Doona Tartanka Sonyo Cup?
Kulanka Galabta Iyo Kooxaha Ciyaari Doona Tartanka Sonyo Cup?

Iyadoo Si Toos ah u Socdo Koobka Sonyo Cup Garoonka Hargeisa Stadium Ee Degmada Axmed Dhagax Magaalada Hargeysa Ayaa Galabtana Waxaana Jira Hal Kulan Hadii Alle Idhaahdo.

Kooxaha Wasaarada Caafimaadka Iyo Xidigaha Cirka Hargeysa Ayaa Wada Ciyaari Doona Markay Saacadu Soo Gaadho 03:00 Casarnimo Hadii Alle Idhaahdo Waxaana Labadan Kooxood Ku Wada Jiraan Group B Oo Ay Kula Jiraan Kooxaha Wasaarada Biyaha Hargeysa Iyo Dp World Berbera Oo Beri Iyaguna Wada Ciyaari Doona Insha Allah.

11-Rajab-1441 Khamiis By Tayo Qaran AL-AhmåDi.