Kulan Ciyaareed Xiiso Badan Oo Garoonka Xawaadle Ka Qabsoomi Doona Galabta?

Kulan Ciyaareed Xiiso Badan Oo Garoonka Xawaadle Ka Qabsoomi Doona Galabta?
Kulan Ciyaareed Xiiso Badan Oo Garoonka Xawaadle Ka Qabsoomi Doona Galabta?

Kulan Ciyaareed Xiiso Badan Ayaa Galabta Garoonka Xawaadle Degmada 26-June Ee Magaalada Hargeysa Ku Dhex Mari Doona Koox Ka Socota Magaalada Hargeysa Iyo Koox Selection ah Oo Magaalada Boorama Ka Socota.

Kulan Ciyaareedkan Ayaa Waxaa Marti Loo Yahay Kooxda Xawaadle Players Soona Dhawayn Doonta Kooxda Selectionka ah Ee Ka Socota Magaalada Boorama Xarunta Gobolka Awdal.

29-Muxaram-1442 Khamiis By Tayo Qaran AL-AhmaDi.