Kulamada Laga Ciyaari Doono Horyaalada Qaarada Yurub?

Kulamada Laga Ciyaari Doono Horyaalada Qaarada Yurub?
Kulamada Laga Ciyaari Doono Horyaalada Qaarada Yurub?
Bundesliga Could Return As Early As May 9th - SPORTbible

Horyaalka Wadanka Jarmalka Ee Bundesliga Aan Ku Bilownee Waxaa Wada Ciyaari Doona Kooxaha Bayern Munich Iyo Schalke 04 Garoonku Waa Allianz Arena Saacadu Waa 09:30 Fiidnimo Wakhtiga Geeska Afrika.

Premier League statement

Horyaalka Wadanka Ingiriiska Ee Premier League Waxaa Wada Ciyaari Doona Afar Kooxood Iyagoo u Ciyaari Doona Sidan.

Kooxaha West Bromwich Albion Iyo Leicester City Garoonku Waa The Hawthorns Saacadu Waa 04:00 Galabnimo Wakhtiga Geeska Afrika.

Kooxaha Tottenham Hotspur Iyo Everton Garoonku Waa Tottenham Hotspur Stadium Saacadu Waa 06:30 Fiidnimo Wakhtiga Geeska Afrika.

Logo Design - Make a Sports Logo in Illustrator 2018 (LaLiga Logo) - YouTube

Horyaalka Wadanka Isbayn Ee La Liga Waxaa Wada Ciyaari Doona Sideed Kooxood Iyagoo u Ciyaari Doona Sidan.

Kooxaha Valencia Iyo Levante Garoonku Waa Estadio Mestalla Saacadu Waa 10:00 Fiidnimo Ee Geeska Afrika.

Kooxaha Villarreal Iyo SD Huesca Garoonku Waa Estadio de la Ceramica Saacadu Waa 07:30 Fiidnimo Ee Geeska Afrika.

Kooxaha Real Valladolid Iyo Real Sociedad Garoonku Waa Estadio Jose Zorrilla Saacadu Waa 05:00 Galabnimo Ee Geeska Afrika.

Kooxaha Deportivo Alaves Iyo Real Betis Garoonku Waa Estadio Mendizorroza Saacadu Waa 03:00 Casarnimo Ee Geeska Afrika.

All-New Serie A Logo 2019 Revealed - Footy Headlines

Horyaalka Wadanka Taliyaaniga Ee Seria A Waxaa Wada Ciyaari Doona Afar Kooxood Iyagoo u Ciyaari Doona Sidan.

Kooxaha Fiorentina Iyo Torino Garoonku Waa Artemio Franchi, Firenze Saacadu Waa 07:00 Fiidnimo Ee Geeska Afrika.

Kooxaha Hellas Verona Iyo Roma Garoonku Waa Stadio M. A. Bentegodi Saacadu Waa 09:45 Fiidnimo Ee Geeska Afrika.

French Ligue 1 Football Logos

Horyaalka Wadanka Faransiiska Ee Ligue 1 Waxaa Laga Ciyaari Doonaa Todoba Kulan Waxaana Ugu Xiiso Badan Kulanka Kooxaha Paris Saint-Germain Iyo Marseille Kana Qabsoomi Doona Garoonka Parc des Princes Saacaduna Waa 10:00 Fiidnimo Ee Geeska Afrika.

.