Kooxdii Kirix Rest Oo Hada Ku Ciyaari Doonta Magaca Wasaarada Xidhiidhka Golayaasha Somalilaan?

Kooxdii Kirix Rest Oo Hada Ku Ciyaari Doonta Magaca Wasaarada Xidhiidhka Golayaasha Somalilaan?
Kooxdii Kirix Rest Oo Hada Ku Ciyaari Doonta Magaca Wasaarada Xidhiidhka Golayaasha Somalilaan?

Wasaarada Xidhiidhka Golayaasha Iyo Arimaha Dastuurka JSL Ayaa Si Rasmi ah u Shaacisay Inay La Wareegtay Kooxdii Ku Ciyaari Jirtay Magaca Kirix Rest Ee Heerka Sadexaad Kana Dhisan Magaalada Hargeysa.

Munaasibad Lagu Shaacinaayey Kooxdii Kirix Rest Oo Hada Ku Ciyaari Doonta Koobka Kooxaha Heerka Sadexaad Ee Dhawaan Bilaabanaaya Waxaa Ka Soo Qayb Galay Wasiirada Wasaarada Xidhiidhka Golayaasha Mudane Maxamed Xaaji Aadan, Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Mudane Yuusuf Mire Maxamed Boss.

Agaasimaha Guud Wasaarada Xidhiidhka Golayaasha, Madax Kala Duwan, Bahda Xidhiidhka Kubada Cagta Somalilaan, Maamulka, Ciyaartoyda Iyo Macalimiinta Kooxda Kirix Rest Iyadoo Munaasibadaasi Ka Qabsoontay Hoolka Wasaarada Xidhiidhka Golayaasha Iyo Arimaha Dastuurka Ee Magaalada Hargeysa.

22-Jamadul Thaani-1441 Axad By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.