Kooxdee Final Tagtay Sidoo Kalena Kooxda Ay Ka Sugi Doonto Kulanka Labadan Kooxood?

Kooxdee Final Tagtay Sidoo Kalena Kooxda Ay Ka Sugi Doonto Kulanka Labadan Kooxood?
Kooxdee Final Tagtay Sidoo Kalena Kooxda Ay Ka Sugi Doonto Kulanka Labadan Kooxood?

Iyadoo Gunaanad Uu Ku Dhowyahay Koobka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa Ayaa La Isku Beegay Kooxaha Wada Ciyaari Doona Iyo Kooxda Finalka Tagtay.

Kooxda Aragsan Jet.

Kooxda Aragsan Jet Ayaa Iyadu u Sii Baxday Maalinta u Danbaysa Koobkan Waxaana Kooxdani Sugi Doontaa Kulanka Ay Wada Ciyaari Doonaan Kooxaha Carwo Sadaam Iyo Baraka Chai.

Kooxaha Carwo Sadaam Iyo Baraka Chai.

18-Rajab-1441 Khamiis By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.