Kooxda Xaaslay United Ayaa La Soo Wareegtay Todoba Ciyaartoy Oo Ka Mida Ciyaartoyda Magaalada Boorama Ka Ciyaara.

Rasmi:- Kooxda Kubada Cagta Ee Xaaslay United Oo Ka Mida Kooxaha Heerka Koowaad Ee Magaalada Boorama Gobolka Awdal Ayaa La Soo Wareegtay 7-Ciyaartoy Oo Ka Kala Ciyaara Dhexda, Weerarka Iyo Difaaca.

Todobada Ciyaartoy Ee Kooxda Xaaslay United La Soo Wareegay Ayaa Halkan Malcab Idinku Soo Gudbin Doontaa Magacyadoooda iyo Kooxaha Ay Ka Soo Wareegeen.

1:- Hanad Dayib Buux Ka Ciyaara Dhex Kana Soo Wareegay Kooxda Ciidanka Asluubta Awdal.

2:- Mustafe Dhago Caleen Ka Ciyaara Dhex Kana Soo Wareegay Kooxda Sheekh Cali Jawhar.

3:- Xasan Carab Ka Ciyaara Weerar Kana Soo Wareegay Kooxda Sheekh Cali Jawhar.

4:- Maxamed Maykal Ka Ciyaara Dhex Kana Soo Wareegay Kooxda Wasaarada Maaliyada Awdal.

5:- Cabdiqaadir Pijka Ka Ciyaara Difaac Dhexe Kana Soo Wareegay Kooxda Xidigaha Boorama.

6:- Axmed Nuur Ka Ciyaara Difaac Dhexe Kana Soo Wareegay Kooxda Rays Hotel.

7:- Samatar Maxamed Xasan Ka Ciyaara Weerar Kana Soo Wareegay Koox Ka Mida Kooxaha Heerka Labaad Ee Boorama Ka Dhisan.

Kooxda Xaaslay United Ayaa Ka Mida Kooxaha Heerka Koowaad Ee Magaalada Boorama Gobolka Awdal.

12-Jamadul Thaani-1441 Khamiis By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.