Home SONYO CUP

Kooxda Waxool Ayaa Guul Ku Bilaabatay Wareegii Labaad Tartanka Sonyo Cup?

Kooxda, Waxool, Ayaa, Guul, Ku, Bilaabatay, Wareegii, Labaad, Tartanka, Sonyo, Cup?

Kooxda Wasaarada Xanaanada Xoolaha Ee Waxool Ayaa 1-0 Uga Soo Badisay Kooxda Wasaarada Ganacsiga Xili Kulankaasi Uu Soo Xidhay Wareegii Labaad Tartanka Sonyo Cup Garoonka Hargeysa Stadium Degmada Axmed Dhagax Ee Magaalada Hargeysa.

Qaybta Hore Ee Ciyaarta Ayaan Wax Goolal ah La Kala Dhashan Xili Loo Gudbay Qaybtii Danbe Ciyaarta Waxaana Kulankan Dhexdhexaadiye Ka Ahaa Faarax Bookh.

Daqiiqadii 53.aad Kooxda Wasaarada Xanaanada Xoolaha Ee Waxool Ayaa Heshay Goolka Guusha Waxaana u Dhaliyey Yaasiin Bursade.

Si Kastaba Kooxda Wasaarada Xanaanada Xoolaha Ee Waxool Ayaa 1-0 Uga Soo Badisay Kooxda Wasaarada Ganacsiga Xili Kulankaasi Uu Soo Xidhay Wareegii Labaad Tartanka Sonyo Cup Garoonka Hargeysa Stadium Degmada Axmed Dhagax Ee Magaalada Hargeysa.

23-Rajab-1441 Salaasa By Tayo Qaran AL-AhmåDi.