Kooxda Wasaarada Maaliyada Buuhoodle Oo La Soo Wareegtay Ciyaartoy Khadka Dhexe Uga Ciyaari Doona?

Kooxda Wasaarada Maaliyada Buuhoodle Oo La Soo Wareegtay Ciyaartoy Khadka Dhexe Uga Ciyaari Doona?
Kooxda Wasaarada Maaliyada Buuhoodle Oo La Soo Wareegtay Ciyaartoy Khadka Dhexe Uga Ciyaari Doona?

Rasmi:- Kooxda Heerka Koowaad Ee Wasaarada Maaliyada Buuhoodle Ayaa La Soo Wareegtay Ciyaartoy Faysal Cabdisalaan Maxamed.


Ciyaartoygan Cusub Ee Faysal Cabdisalaan Maxamed Oo Ka Ciyaara Dhanka Khadka Dhexe Ayaa Kooxda Wasarada Maaliyada Buuhoodle Uga Soo Biiray Kooxda Dhigooda ah Ee Hilaal.

Waxaa Si Wada Jira Munaasibadan Ugu Sugnaa Cabdilaahi Jarami Iyo Bashiir Alcadaala Oo Iyaguna Ka Tirsan Kooxda Wasaarada Maaliyada Buuhoodle.

28-Muxaram-1442 Arbaca By Tayo Qaran AL-AhmaDi.