Kooxda Wasaarada Maaliyada Boorama Ayaa La Soo Wareegtay Ciyaartoy Hore Uga Tirsanaa Kooxda Ciidanka Asluubta.

Rasmi:- Kooxda Wasaarada Maaliyada Boorama Ayaa Si Rasmi ah u Shaacisay Inay La Soo Wareegtay Ciyaartoy Bahdoon Mario.

Goobta Lagu Soo Bandhigay Ciyaartoy Bahdoon Axmed Haliye Waxaa Ku Sugnaa Macalinka Kooxdaasi Macalin Kaamil Cabdi Kaamil.

Ciyaartoy Bahdoon Axmed Haliye “Mario” Ayaa Hore Uga Tirsanaa Kooxda Ciidanka Asluubta Boorama Waxaanau Hada Si Rasmi ah Uga Mid Noqday Kooxda Wasaarada Maaliyada Boorama Xarunta Gobolka Awdal Ee Somalilaan.

03-Jamadul Thaani-1441 Salaasa By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.