Home SONYO CUP

Kooxda Wasaarada Ganacsiga Iyo Ciidanka Gaashaan Ayaa Wada Galay Barbaro Xili uu Soo Dhamaaday Wareegii Koowaad Tartanka Sonyo Cup?

Kooxda, Wasaarada, Ganacsiga, Iyo, Ciidanka, Gaashaan, Ayaa, Wada, Galay, Barbaro, Xili, uu, Soo, Dhamaaday, Wareegii, Koowaad, Tartanka, Sonyo, Cup?

Kooxda Wasaarada Ganacsiga Iyo Ciidanka Gaashaan Ayaa Wada Galay Barbaro Xili uu Soo Dhamaaday Wareegii Koowaad Tartanka Sonyo Cup?

Kooxaha Wasaarada Ganacsiga Hargeysa Iyo Ciidanka Qaranka Ee Gaashaan Ayaa Wada Galay Barbaro 2-2 ah Tartanka Sonyo Cup Garoonka Weyn Ee Hargeysa Stadium Degmada Axmed Dhagax Ee Magaalada Hargeysa.

Kaptan Cawil Iyo Caydaruus Cayto.

Daqiiqadii 22.aad Ayaa Kooxda Wasaarada Ganacsiga Hargeysa Ayaa Heshay Goolka Furitaanka Waxaana u Dhaliyey Axmed Carabo.

Axmed Carabo.

Daqiiqadii 29.aad Kooxda Wasaarada Ganacsiga Hargeysa Ayaa Iska Dhalisay Gool Xili Ciyaartu Noqotay Barbaro 1-1 ah.

Qaybta Hore Ku Soo Idlaatay Barbaro 1-1 ah Waxaana Kulankan Dhexdhexaadiye Ka Ahaa Faarax Bookh Waxaana Loo Gudbay Qaybtii Danbe Ciyaarta.

Bartanka Garoonka Hargeysa Stadium.

Daqiiqadii 59.aad Kooxda Ciidanka Gaashaan Ayaa Heshay Goolkeeda Koowaad Waxaana u Dhaliyey Caadil Good Xili Goolkaasi Kulanka Ka Dhigay 1-2.

Gool Dhaliyihii Caadil Good.

Daqiiqadii 92.aad Ayaa Kooxda Wasaarada Ganaciga Hargeysa Heshay Goolka Barbaraha Waxaana u Dhaliyey Axmed Gaacuuro.

Dabaal Dagii Goolkii Axmed Gaacuuro.

Si Kastaba Kooxaha Wasaarada Ganacsiga Hargeysa Iyo Ciidanka Qaranka Ee Gaashaan Ayaa Wada Galay Barbaro 2-2 ah Tartanka Sonyo Cup Garoonka Weyn Ee Hargeysa Stadium Degmada Axmed Dhagax Ee Magaalada Hargeysa Iyadoo Kulankan Soo Xidhay Wareegii Koowaad Ee Tartanka Sonyo Cup Garoonka Hargeysa Stadium.

15-Rajab-1441 Isniin By Tayo Qaran AL-AhmåDi.