Kooxda Wasaarada Cadaalada Ayaa Yeelatay Macalin Cusub Oo Laylin Doona Ka Dib Markii Dhawaan uu Iscasilay Macalinkeedii Hore Ee Kooxdaasi.

Kooxda Wasaarada Cadaalada Oo Ka Mida Kooxaha Heerka Labaad Ee Caasimada Hargeysa Ka Dhisan Ayaa Magacowday Macalinka Cusub Ee Laylin Doona Kooxdaasi.

Macalin Cusub Ee Loo Magacaabay Kooxda Wasaarada Cadaalada Ayaa Ah Cabdilaahi Maxamed Cabdilaahi Ahaana Ciyaartoy Hore Ugu Soo Ciyaaray Kooxdan Isla Markaana Kaptan u Soo Noqday.

Magacaabista Macalinka Cusub Ee Kooxda Wasaarada Cadaalada Macalin Cabdilaahi Gardaf Ayaa Ku Soo Beegmatay Ka Dib Markii 24kii Bishan Jamadul Awel Uu Macalinkii Hore Ee Kooxdan Macalin Axmed Yaasiin Xasan Maxamuud uu Malcab.com u Xaqiijiyey Inuu Ka Tagay Guud Ahaan Shaqadii Kooxda Wasaarada Cadaalada Heerka Labaad Ee Magaalada Hargeysa.

29-Jamadul Awel-1441 Jimce By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.