Kooxda Wasaarada Caafimaadka Oo Guusheedii Labaad Gaadhay Tartanka Sonyo Cup?

Kooxda Wasaarada Caafimaadka Oo Guusheedii Labaad Gaadhay Tartanka Sonyo Cup?
Kooxda Wasaarada Caafimaadka Oo Guusheedii Labaad Gaadhay Tartanka Sonyo Cup?

Kooxda Wasaarada Caafimaadka Hargeysa Ayaa 3-1 Uga Soo Badisay Kooxda Wasaarada Biyaha Hargeysa Xili Guushii Labaad Ay Gaadhay Kooxda Wasaarada Caafimaadku Tartanka Sonyo Cup Garoonka Hargeysa Stadium Degmada Axmed Dhagax Ee Magaalada Hargeysa.

Daqiiqadii 23.aad Kooxda Wasaarada Biyaha Hargeysa Ayaa Ku Hormartay Goolka Furitaanka Waxaana u Dhaliyey Cabdalle Xanaano.

Daqiiqadii 33.aad Kooxda Wasaarada Caafimaadka Hargeysa Ayaa Heshay Goolkeeda Barbaraha Waxaana u Dhaliyey Kaptankooda Guuleed Kayse.

Qaybta Hore Ciyaartaa Ku Soo Idlaatay 1-1 Waxaana Kulankan Dhexdhexaadiye Ka Ahaa Cabdixakiin Awoowo Waxaana Loo Gudbay Qaybtii Danbe Ciyaarta.

Daqiiqadii 62.aad Kooxda Wasaarada Caafimaadka Hargeysa Ayaa Heshay Goolkeeda Labaad Waxaana u Dhaliyey Xasan Saas.

Daqiiqadii 93.aad Kooxda Wasaarada Caafimaadka Hargeysa Ayaa Heshay Goolkeeda Sadexaad Waxaana u Dhaliyey Cabdifataax Ganto Jr Oo Badal Ku Soo Galay Qaybtii Danbe Ciyaarta.

Si Kastaba Kooxda Wasaarada Caafimaadka Hargeysa Ayaa 3-1 Uga Soo Badisay Kooxda Wasaarada Biyaha Hargeysa Xili Guushii Labaad Ay Gaadhay Kooxda Wasaarada Caafimaadku Tartanka Sonyo Cup Garoonka Hargeysa Stadium Degmada Axmed Dhagax Ee Magaalada Hargeysa.

18-Rajab-1441 Khamiis By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.