Kooxda United Boys Ayaa Sagootin u Samaysay Ciyaartoy Ka Tirsanaa Kooxda.

Kooxda United Boys Ayaa Sagootin u Samaysay Ciyaartoy Ka Tirsanaa Kooxda.
Kooxda United Boys Ayaa Sagootin u Samaysay Ciyaartoy Ka Tirsanaa Kooxda.

Kooxda United Boys Oo Ka Mida Kooxaha Heerka Sadexaad Ee Ka Dhisan Xaafada Xera Awr Ee Magaalada Hargeysa Ayaa Sagootin u Samaysay Ciyaartoy Ka Tirsanaa Kooxdaasi.


Cabdiraxmaan Muxumed Jaamac “Kaptan Cusbo” Ayaa Kooxda u Ahaa Kaptanka Waxaana Loo Sameeyey Sagootin Kaasi Oo Howlo Waxbarasho Dalka Dibadiisa Ugu Baxaya.


Kaptanka Kooxda United Boys Ee Cabdiraxmaan Cusbo Ayaa Kooxda Uga Ciyaari Jiray Dhanka Weerarka Isagoo u Xidhan Jiray Numberka 9.